Tahniyada aroos oo loo diraya Dr: Sharmaake daahir iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan

by admin | Monday, Apr 30, 2012

Tahniyada aroos oo loo diraya Dr: Sharmaake daahir iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan

Waxaan hambalyo Aroos hawadda u marineynaa farta iyo faraantiga, faraska iyo Genyada,Boqorka iyo Boqoradda lamaanaha is calmaday waa Dr: Sharmaake daahir Sulub iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan.

Hooyo cambaro kulane Bare
Hooyo faadumo sh. Muxudiin Celi
Hooyo Dahabo Maxmed Faarax

Walaalaha iyo Qaraabada

Samsam Daahir Sulub
Axmed Daahir Sulub
sucaad daahir sulub
Aadan Daahir Sulub
Amaran Daahir Sulub
Ismail Daahir Sulub
Safiyo Daahir Sulub
Maxamuud Daahir sulub
Abti Cabdiraxmaan Sh. Muxudiin Celi iyo xaaskiisa Hibo Ismaaciil

Maxamed Wali iyo xaaskiisa Qeyrto Shariif
Foos Cabdiraxmaan maxamed iyo seygeeda Jaamac Cali Cabdi
Nimco Cabdiraxmaan iyo Seygeeda Axmed Maxamed (Axmed Warshiiq)
aweys c/raxman
Nasiimo cabdiraxman
Hodan cabdiraxman
Maxamed cabdiraxman
Feysal cabdiraxman
Ayaan cabdiraxman
Mahada cabdiraxman
Aniisa cabdiraxman
Sacdiyo Maxamed cabdiraxman
Cade wali
Fadumo Wali
Xasan wali
Ilyas Wali
Cade Axmed Warsheeq

Cabdullaahi Maxamed Sulub
Cabdirisaaq Maxamed Sulub
Mubaarak Maxamed Sulub
Cabdisamad Maxamed Sulub
Ifraax Maxamed Sulub
Farduus Maxamed Sulub
Kaltuun Maxamed Sulub

Hindo Cali sulub
Sakariye Cabdi Sulub
Cabdinaasir Cabdi Sulub (Cabdinaasir Sulub)
Sahro Cabdi Sulub
Nasro Cabdi Sulub
Roodo Cabdi Sulub

Asxaabta
Leylo Maxamed Xasan (Leyliina)
Seyd fiicaane
Falis Cali
Farxaan Cali
Foos Cali
Ayaan daahir
Luul Mukhtaar Sh. Muxidiin Celi Seygeeda
Hani Muktaar Sh Muxeyadiin iyo Seygeeda
Aweys cali Sh Muxeyadiin
Muxiyadiin Ciise Diin
Muxidiin Xaaji Cabdulaahi (Master Piin)
Cabdifitaah Ali

Haddaanu nahay bahda warbaahinta Soomaaliyeed waxaana Eebe uga baryeeynaa Dr: Sharmaake Daahir Sulub iyo Drs: Naqwo Cabdiraxmaan oo ku aqal galay Magaaladda Gotenburg ee cariga Swedan inay noqdaan kuwii isku waaro oo kala hela ubad kheyr qabo Aamin Aamin Aamin.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!