Taliyaha ciidammada midowgga Yurub oo booqday Beledweyne

by admin | Tuesday, Sep 29, 2015

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-4Beledweyne : HN :–Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa booqday taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi saraakiil ka tirsan ciidammada AMISOM ee ka howlgalaya gobolka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Generalkan ayaa waxaa safarkiisan Baladweyne ku wehliyay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d’Urso, waxaana waxyaabaha magaaladaasi ay u tageen qeyb ka ah horumarinta ciidamada ka howlgalaya gobolka iyo dar dar galinta ciribtirka kooxda Al-shabaab

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-1Wadamada Saaxiibada Soomaaliya iyo ururada Caalamiga ah ayaa dadaalo ugu jira garab istaaga Soomaaliya oo hada soo kabaneysa colaadihii soo daashaday, waxaana dadaaladaasi qaarkood oo mira dhalay ay mahdiyeen bulshada Soomaaliyeed.

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-2Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!