Taliyaha guud ee ciidammada Jabuuti Jen Sakariye oo maanta gaaray degmada Jalalaqsi

by admin | Monday, Sep 14, 2015

Beledweyne : HN :– Taliyaha guud ee ciidammada dalka Jabuuti Jen Zakariye Sh Ibraahim ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, isaga oo halkaa uga sii gudbay degmada Jalalaqsi, waxaana safarka taliyaha ee Jalalaqsi ku wehlinayay guddoomiyaha maamulka gobolka Cabdifitaax Xassan Afrax.taliyaha-jabuuti3-310x206

Guddoomiyaha iyo taliyaha ciidammada dalka Jabuuti, waxaa siweyn halkaa ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka degmad, iyo qaar ka mid ah qeybaha bulshada degmada, oo lagu arkayay dhamaan dariiqyada degmada Jalalaqsi, iyaga oo ka qeyb-qaadanayay soo dhaweynta wafidga guddoomiyaha iyo taliyaha ciidammada horkacayeen.

Ma’aha safarkii ugu horeeyay ee uu Jen Sakariye ku tago gobolka Hiiraan, hasse ahaatee booqashadiisa degmada Jalalaqsi ayaa noqoneysa tii ugu horeysay, waxaana xusid mudan in Jabuuti ay ciidammada ka joogaan gobolka Hiiraan kuwaa oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM.

Intii ay ku sugnaayeen gudoomiyaha iyo taliyaha degmada waxaa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo odayaasha oo ay ka wadda hadlleen arrimo dhowr ah.

Hiiraan Net.

cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber
chainmail scrubber

cast iron cleaner
cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
chainmail scrubber
cast iron cleaner

cast iron cleaner
cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
chainmail scrubber
chainmail scrubber

cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber
chainmail scrubber

cast iron cleaner
cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
chainmail scrubber
cast iron cleaner

cast iron cleaner
cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber

cast iron cleaner
cast iron cleaner
premium chainmail scrubber
premium chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber
chainmail scrubber
stainless steel chainmail scrubber
ysl replica handbags
replica handbags
cheap replica handbags

101-101
101-350
117-201
156-215-77
1Y0-253
1Y0-351
1z0-047
1z0-051
1z0-060
1z0-591
200-101
210-060
220-801
2V0-621
300-075
300-080
300-101
300-115
300-206
642-467
642-732
642-742
642-887
642-996
646-206
646-365
646-206
70-688
70-687
700-260
74-409
810-401
98-365
4040-252
C4090-451
JK0-019
MB2-704
MB5-705

70-346
70-410
70-411
70-412
70-413
70-417
70-480
70-533
70-534
312-49v8
312-50
312-50v8
CAPM
PMI-ACP
220-801
220-802
CAS-002
JK0-022
Y0-401
C2150-400
C4040-250
C4040-251
C4040-252
C4090-971
CAP
CISSP
2V0-620
2V0-621D
VCP550
CP550D

Windows 7 プロダクトキー
Windows 8 プロダクトキー
Windows 8.1 プロダクトキー
Windows 8.1 pro プロダクトキー
Windows 7 Professional プロダクトキー
Windows 7 Ultimate プロダクトキー
Windows 7 Home Premium プロダクトキー
Windows 7 Home Premium ダウンロード版
Windows 8 Pro ダウンロード版
Windows 8.1 Pro ダウンロード版

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!