Trump oo u dhaw in uu noqdo madaxweynaha dalka Mareykanka

by wadani | Wednesday, Nov 9, 2016

Washington : HN :-Waxaa muuqata in niyad jab weyn uu soo food saaray xiligan taageerayaasha Hillary Clinto, kaddib markii la shaaciyay in guusha Donald Trump ay ka harsan tahay oo kaliya 6 cod, madaama uu ku hogaminyo doorashada 264, halka Hillary Clinton ay ilaa iyo hadda heyshay 215 cod,

Donald Trump, ayaa waxaa u harsan oo kaliya 6 cod, madaama qofka hella 270, micnaheedunu noqonayo in uu yahay madaxweynihii 45 ee dalka Mareykanka.

la soco hadba wixii ka soo kordha doorashada.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!