Ugaas C/raxmaan oo goor dhaw ku geeriyooday magaalada Beledweyne

by wadani | Sunday, Jan 3, 2016

Beledweyne : HN ;–Allaha u naxariistee waxaa goor-dhow si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, Ugasa C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa ugaaska beesha Xawaadle.

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

ayaa xanuun ku soo booday uu fadhiyay shir ka socda magaalada Baladweyne uu ugaaska xanuun kusoo booday markii la geeyay Isbitaalkana uu geeriyooday.

Ugaaska ayaa toddobaadkii hore ka furay Baladweyne shir uu abaabulkiisu lahaa kaasoo la sheegay inuu yahay shir laba ujeeddo leh, kuwaasoo kala ahaa dib u dhiska garoonka diyaaradaha Baladweyne iyo in aayaha dambe laga tashado.

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!