Ugaas Xassan o shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne

by wadani | Thursday, Oct 13, 2016

Beledweyne : HN :-Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne, ayaa tusaalle adag u soo qaatay xubnaha gobolka  Hiiraan ku matalaya shirka Jowhar, isaga oo dhinaca kale si weydiiyay su’aasha ah waxa uu u taagan yahay ereyga  ” Hir” ee qeybta ka ha magaca maamulka lagu dhisayo Jowhar ee Hir-shabeelle.

Daawo :

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!