Wafdi ka socda dowladda oo gaaray magaalada Beledweyne (Sawirro)

by wadani | Sunday, Jan 3, 2016

WafdiBeledweyne : HN :– Waxaa goor dhaw gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdi ballaaran oo uu horkacyo wasiirka wasaarrada ammniga xukuumada Soomaaliya C/risaaq Cumar Max’ed, waxaana wafdiga ka mid ah wasiiro, xildhibanno, adayaal dhaqameed, iyo waxgarad kuwaa oo hor dhac u ah wafuud kale oo maalmaha soo socda lagu waddo in ay u tagaan Beledweyne ka qeyb-galka aaska alle ha u naxariisteen Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo maanta ku geeriyooday Beledweyne.

Sawirro :

wafd wafda Wafdi  wafdiia wafdiia wafdiia waff waff waraf wafdka

wafad

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!