Wafuudii Soomaaliya iyo Soomaliland oo maanta dib ugu laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa

by admin | Tuesday, Mar 3, 2015

Istanbul : HN :– Kaddib markii lagu kala tagay islamarkaana leysku afgaran waayay furitaanka wadda hadalladii Istanbul ee la filayay in ay yeeshaan wafuudii ka kala soctay dowladda DF iyo Soomaaliland, ayaa waxaa maanta ka dhoofaya magaalada Istanbul wafuud labada oo dhinaca oo u kala anbabixi doona Muqdisho iyo Hargeysa.

Wafdiga Maamulka Somaliland ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka in wada hadalka laga saaro xubno ay sheegeen inay ka sooHeshiiskii.Jabuuti.SO-2 jeedaan deegaanada Somaoliland, iyadoo dalabkaas ay ku gacan seyreen wafdigii dowladda Federaalka ka socday.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ay dowladda Turkiga ka soo saartay wadda hadallada bur burayay iyo waliba eeda bur burka cidda dhab ahaan iska leh madaama labada dhinacba isku eedeeyeen.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!