Waqtiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay

by admin | Saturday, Nov 7, 2015

2015117635824770576800502Baarlamaanka_Puntland_Doorasho_660Garoowe : HN :– Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta shaaciyey xiliga ay qabsoomayso doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Golaha wakiilada Puntland kadib markii uu xilka uu iska casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka Siciid Xasan Shire.

Qoraalka guddiga doorashada ee lagu shaaciyay waqtiga la dooranayo guddoomiyaha baarlamaanka :

2015117635824770422053033Afhayeenka_Baarlamaanka_Puntland_660

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!