Cali Gacal Casir oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug

by admin | Saturday, Jun 27, 2015

Cadaado : HN :– War deg deg ah oo hadda naga oo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in doorashada guddomiyaha baarlamaanka maamulka loo sameynayo gobollada dhexe uu ku guuleystay Cali Gacal Casir oo codad gaaraya 48 cod uga Cali_Cumar_Casir_Guddoomiyebadiyay musharixii la tartamayay ee C/llaahi Xusseen Maalin Gaafoow Aasparo.

Doorashada oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa wareegi hore waxaa ay labada musharax kala helleen codad gaaraya 38 oo uu hellay musharaxa laga guuleystay C/llaahi Aasbaro iyo Cali Gacal oo hellay 35 cod, laakiin wareegii labaad ayaa si lama fillaan ah waxaa codad gaaray 45 cod ku badiyay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!