wariyayaasha oo madaxtooyada looga yeeray in wasiirrada oo lagu dhawaaqayo

by admin | Thursday, Feb 5, 2015

Muqdisho : HN :–Wararka xiligan naga soo gaaraya gudaha madaxtooyada ayaa sheegaya in ay halkaa ka socto qaban qaabada munaasabadda uu ra’iisal wasaaruhu ku soo dhameeystirayo xubanaha gobolaha wasiirrada.

Wariyayaasha ayaa looga yeeray madaxtooyooda si ay goob joog uga noqdaan munaasabadda uu ra’iisal wasaaruhu ku soo bandhigayo liiska317x238xSomali_PM.jpg.pagespeed.ic.LoLWrIDGka xubnaha ka harsanaa golahiisa wasiirrada.

Waxa lagu waddaa in saacadaha soo socda ee caawa si rasmi ah loogu dhawaaqo magacyada xubnaha ka harsanaa wasiirrada magacaaban.

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa bishii hore magacaabay Labaatan wasiir, waxaana rajadu tahay in uu caawa soo dhameystiro xubnaha golaha wasiirrada ee xukuummaddiisa.

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!