Wararkii ugu danbeeyay ee degmada Qandala [Sawiro]

by wadani | Thursday, Dec 8, 2016

Qandala : HN :-Ciidammada dowlad gobolleedka Puntland ayaa howlgal balaaran wada Magaalada Qandala ee Gobolka Baay,halkaas oo shalay ay la wareegeen Ciidamada Maamulkaasi.

Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa Warbaahinta u sheegay in Magaalada ay uga Cabsi qabaan Miinooyin Kooxda Daacish ay ku aaseen islamarkaana Howlgalka socda uu qeyb ka yahay sidii Miinooyinkaas loo baari laha.

IMG_9572 IMG_9708 IMG_9741 IMG_9752 IMG_9758-1 IMG_9763

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!