Wareegii koowaad ee doorashada maamulka Galmudug oo la soo gabagabeeyay

by admin | Saturday, Jul 4, 2015

Cadaado : HN :– Waxaa goor dhaw soo dhamaatay wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug, dedegwaxaana wareega labaad isugu soo baxay Axmed Macalin Fiqi, C/kariin Xusseen Guulleed iyo Axmed C/sallaan Xaaji Aadan.

Axmed Macalin Fiqi, iyo C/kariin Xusseen guulleed ayaa hellay min 29 cod, halka Axmed C/sallaan uu hellay 12 cod, xiliganna waxaa socta wareegii labaad ee doorashada oo ay ku tartamayaan saddexda musharax.

Hadaba wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa..

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!