Wareegtadii madaxweyne Xassan Sheekh oo la soo dhaweeyay

by wadani | Wednesday, Dec 30, 2015
SONY DSC

SONY DSC

Muqdisho : HN :– Kaddib kulan ballaaran oo ay ka qeyb-galleen wasiiro ka tirsan dowladda dhexe, xildhibaan, siyaasiyiin, hogaanka dhaqanka, dhalinyarrada, haweenka iyo qeybaha bulshada ka soo jeeda labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa lagu taageeray go’aankii madaxweynaha ee ahaa in magaalada Jowhar lagu qabto shirka dhismaha maamulka labada gobol degmada Buula-burta -na tahay xarunta maamulka labada gobol.

Siyaasiyiinta iyo qeybihii kala duwanaa ee kulanka ka qeyb-galay ayaa isku raacay in ay ka qeyb-galaan kulanka ka furmaya magaalada Jowhar.

Daawo Sawirrada kulanka :

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

SONY DSC

taageerid_buulo-burte_iyo_jowhar_7 taageerid_buulo-burte_iyo_jowhar_6 taageerid_buulo-burte_iyo_jowhar_5 taageerid_buulo-burte_iyo_jowhar_4 taageerid_buulo-burte_iyo_jowhar_3

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!