Wasaarrada arrimaha gudaha oo markii ugu horeysay afhayeen loo magacaabay

by admin | Monday, Nov 10, 2014

Muqdisho : HN :– Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya ayaa maanta wareegto uu soo saarayGoodax waxaa uu markii uu horeysay uu ku magacaabay afhayeen cusub oo ay yeellaneyso wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa waxaa loo magacaabay, Cabdifataax Daahir Mire, isagoo noqonaya afhayeenkii ugu horreeyay oo ay yeelato wasaaradda arrimaha gudaha.

Aqriso wareegtada wasiirrka :

Wasaaradda_A_G_F_DFS_Magacaabid

Hiiraan Net.

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!