Wasiirka arrimaha dibada Qadar oo Muqdisho soo gaaray

by admin | Friday, May 22, 2015

Muqdisho : HN :–Wasiirka Arrimha Dibada Qatar Dr Khalid bin Mohamed al-Attiyah iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta oo Jimco ah ka soo degay garoonka diyaaaradaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Booqashadan ayaa qeyb ka aheyd kuwo uu maalmahan uu ku marayay dalalka geeska Afrika, isagoo horay u soo booqday dalkaQatar_FM_Arrives_Mogadishu_Somalia_HOL Uganda.

Wasiirka Arrimaha Dibada Qatar ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha, waxaa loo galbiyay Xarunta Madaxtooyada, halkaasoo uu kula kulmay Madaxda dowladda.

Ugu danbeyntii, wasiirka ayaa saacado kaddib waxaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Hiiraan Net,

 

 

 

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!