Wasiir ka tirsan xukuumada Kheyre oo is casishay

by wadani | Wednesday, Nov 15, 2017

Muqdisho : HN : -Wasiirka Wasaaradda gargaarka Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa goor dhow ku dhawaaqday in ay isaga tagtay xilkii Wasiirnimo ee xukuumadda Soomaaliya.

Maryan Qaasim ayaa ka mid aheyd Wasiiradda uu soo Magaacay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre markii xukuumadda lasoo dhisay.

Wasiiradda ayaa Twitterkeeda ku sheegtay in ay xilka iska casishay mana bixin Faahfaahin badan.

Horay ayaa waxaa isku Casilay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha ciidamada xoogga.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!