Wasiir ku-xigeenno iyo wasiirro dowlayaal ugu baaqay RW C/wali in uu is casillo

by admin | Tuesday, Nov 18, 2014

Muqdisho : HN :– Iyadoo aad moodo in ay sii kala tagayaan xubnihii gollaha wasiirrada xukuumada RW C/wali ayaa qoraal ay soorwasaare-cabdi-weli-91 saareen wasiir ku-xigeenno iyo wasiirro dowlayaal waxaa ay ugu baaqeen ra’iisal wasaaraha uu xilka iska casillo.

Ra’iisal wasaaraha horay siddan oo kale uga dalbaday in uu shaqada ka tago ilaa 16 wasiir oo ka tirsan xukuumadiisa, waxaana muuqata in xafiiska madaxweynaha uu hadda bilaabay siyaasad kale oo uu meesha uga dirayo ra’iisal wasaaraha

Aqriso :

warqados-1-647x1024

warqados-2-576x1024

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!