Wasiirada cusub iyo qabiilada aay ka soo kala jeedaan

by admin | Wednesday, Jan 28, 2015

Muqdisho; HN;- Wasiirada cusub ayaa intooda badan ah kuwa ku cusub siyaasada dalka iyadoo dhamaan wasiiradii hore aan lagu soo darin xubnaha cusub ee golaha wasiirada, hadaba si aad u ogaato qabiiladooda halkan hoose ka aqri.

Beesha Hawiye:
1-Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalk (Habar Gidir)

2-Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga (Murusade)

3-Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda (Gaal Jecel)

4-Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga (Xawaadle)

 

Beesha Daarood:
1-Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga (Mareexaan)

2-Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta (Ogaadayn)

3-Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada (Dhul Bahante)

4- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada (Leelkase)

 

Beesha Dir:

1-Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga (Isaaq ,Habar Awal)

2-Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta (Dir,Biyo Maal)

3- Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda (Dir ,Gadabuursi)

4- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka (Isaaq ,Habaryoonis)

 

Beesha Shanaad:

1-Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha (Jareerweyne)

2-Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha (Tumaal)

3-Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda (Reer Awxasan)

4-Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa (Meheeri,Carab Saalax) 

 

Besha Digil/Mirifle:

1-Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda (Raxanweyn,Disoow)

2-Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beerah (Raxwayn)

3-Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka (Raxanwayn Hadamo)

4Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska (Digil, Gelledi)

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!