Wasiirka ammniga oo kormeeray goobaha la dajiyay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Beledweyne, SAWIRO

by wadani | Thursday, Dec 17, 2015
DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Beledweyne : HN :–Wasiirka Aminga Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaliya C/risaaq Cumar Max’ed oo ay weheliyan Wasiirka Bartroolka iyo Macdanta Maxamed Mukhtaar Ibraahim Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Salaad Xildhibaano.Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa Maanta kormeeray deegannada Farma jamaley iyo Burjada ceynta Halkaaso la kala dajiyay Ciidamo Maleeshiyada ah oo dhawan ku dagalamay Xaafadda Holwadaag Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan,

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaliya Mahad Salaad ayaa sheegay in maanta lagu guuleystay in Ciidamadii labada dhinac laga saaray Magaalada Baladweyne islamarkana la dajiyay deegano hoos taga Magaalada Baladweyne   isago sheegay in waxgaradka labada dhinac ay isla garteen in xal rasmi ah laga gaaro dagalkan soo laa laabtay ee u dhexeya labada Beelood ee wada dega Galbeedka Gobolka Hiiraan,

Waxgaradka labada dhinac ee dhawan ku dagalamay Xaafadda Holwadaag ayaa balan qaaday in ay shaqeyn doonaan Nabad islamarkana la dhameystir doono Heshiis Rasmi ah oo laga gaaro dagalkan soo laa laabtay ee u dhaxeya labada Beelood ee wada dega Galbeedka Gobolka Hiiraan,

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Wasiirka Aminga Guudaha Xukumadda Federaalka Soomaliya Cabdirsaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay in Ciidamada maleeshiyadka labad dhinac ee dhawan ku dagalamay Xaafadda Holwadaag la kala dajiyay deegannada Burjada Ceynta iyo Farma jamaley, isago kula dar darmay Maleeshiyadka in ay ka shaqeyn Nabad,

“waxaan halkan ugu mahad Celinya Odayasha dhaqanka iyo waxgaradka labada dhinac ee dhawan diriirtu ku dhaxmartay Xaafadda Holwadaag sidi ay u qabaleen in Ciidamada labada dhinac la geeyo deegannada Burjada Ceynta iyo Farma jamaley, Ciidamadan maanta halkan la dajiyay ee labada dhinac waxaan kula dar darmaya in ay ka shaqeeyaan Nabad ayuu’yriri Wasiirka Aminga Gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed,

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Ciidamada dowlada Soomaliya iyo kuwa Midowgga Afrika ee AMISOM ee ka socda dalka jabuuti ayaa la wareegay Goobihii dhawan ay ku dagalameen Laba beelood oo wada dega Gobolka Hiiraan iyado maanta uu dib u soo laabtay dhaqa dhaqaaqa ganacsiga iyo isku Socdka gadiidka iyo dadka Xaafadda Holwadaag oo Muddo Saddex maalin ay ku dagalameen Ciidamo maleeshiyada.

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!