Wasiirka ammniga oo magaaladda Beleweyne uga qeyb-gallay xuska maalinta booliiska Soomaaliyeed

by wadani | Sunday, Dec 20, 2015
DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Beledweyne : HN :– Munaasabad siweyn loo soo Agasimay oo lagu maamuusayay 72 sanno guuradii ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay ciidammadda booliiska Soomaaliyeed, ayaa waxaa magaaladda Beledweyne uga qeyb-gallay wafdi uu horkacayo wasiirka ammniga xukuumada Soomaaliya C/risaaq Cumar Max’ed.

Siddoo kale, waxaa munaasabada ka qeyb-gallay guddoomiyaha cusub ee maamulka gobol Yuusuf Dabageed iyo saraakiil ciidan kuwaa oo hambalyeeyay ciidammada booliiska Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan kuwa ku sugan gobolka Hiiraan.

Sawirro :

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

DCIM100MEDIA

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!