Wasiirka arimaha guddaha oo magacaabay gudoomiye ku xigenada Shabeelada Dhexe

by Yahye | Monday, Sep 29, 2014

Muqdisho; HN;- Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ayaa magacaabay Guddoomiye kuxigeenada cusub ee uu yeelanaayo maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya ayaa lagu magacaabay kuxigeenada Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe.
1-Axmed Meyre Makaraan: Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Siyaasada iyo Amniga Maamulka Gobolka Sh/Dhaxe.

2-Nuur Xuseen Xasan : Gudoomiye kuxigeenka Labaad Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Sh/Dhaxe

3-Maxamed Sugaal Cusmaan : Gudoomiye Kuxigeenka 3-aad ee Arimaha Bulshada iyo Hormarinta Gobolka

4-Cali Cusmaan Ibraahim: Gudoomiye kuxigeenka 4-aad ee Arimaha Dib-uheshiisiinta iyo Federaalka

5-Yuusuf Nuur Xasan :Xoghayaha Guud ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!