Wasiirka arrimaha dibada oo ka hadlay nidaamka cusub ee siyaasada arimaha dibada

by wadani | Friday, Dec 11, 2015

Muqdisho : HN :–Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay golaha Wasiirada kulankoodii shalay ku meel mariyeen.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo Maalgashiga ee Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Cumar hadliye ayaa uhadliye-620x264 sheegay warbaahinta Dowladda in muhiimadda Nidaamkan uu u leeyahay dalka ay tahay helida siyaasad nabad galyo ah oo ay Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya waxaa kale oo uu ka haddlay muddadii uu wasaaradda wasiirka ka noqday waxyaabihii u qabsoomay iyo sida ay tahay siyaasadda guud ahaan ee arrimaha dibadda.

Hiiraan net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!