Xildhibaannada ka soo horjeeda oo mooshinka oo qoraal u dirray beesha caalamka

by admin | Wednesday, Nov 26, 2014

Muqdisho : HN :- Xildhibaannada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah xukuumada uu hogaamiyo ra’iisal wasaaraha C/wali Sheekh Axmed Max’ed, ayaa markii ugu horeysay u gudbiyay dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya qoraal ay kaga hadllayaan xaalada dalka ee waqtigan iyo khilaafka jira.

Qoraalladan oo laba ah ayaa loo kala diray Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD, Midowga Yurub, Mareykanka, Britain, Norway, Imaaraadka iyo Talyaaniga. Sidoo kale, qoraalkan ayay u direen wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo ah guddoomiyaha urur-goboleedka IGAD, iyagoo oo sheegay in ay hay’addaha dastuuriga ah ee dowladda xalin waayeen khilaafka madaxda sare ee dalka.
barka_7

Magacyada xildhibaannada saxiixay bayaanka :

.9

.10

.11

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!