Xildhibaanno ku hanjabay in aysan aqbali doonin xukuumada la soo dhisayo haddii…

by admin | Monday, Jan 26, 2015

Muqdisho : HN :– Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya aya ku hanjanbay in aysan aqbali doonin xukuumada saacadaha soo socda la fillayo in uu ku dhawaaqo ra’iisal wasaaare Cumar C/rashiid, haddii xukuumadaas lagu soo darro sidda ay hadalka u dhigeen xubnihii horay looga digay.

Mudanayaasha oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay ka war-hayaan ra’iisal wasaaraha in uu mar kale soo celinayoXildhibaannada_Warka_soo_saaray wasiir qeybta ka ahaa sidda ay hadalka u dhigeen bur burta xukuumadihii Saacid iyo C/wali ee horay looga digay in liiska lagu soo darro.

Aqriso bayaan ka soo baxay xildhibaaannada :
war-murtiyeed
Hiiraan Net

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!