Xildhibaanno ugu baaqay madaxweyne Xassan Sheekh in uu tixgaliyo rabitaanka bulshada Hiiraan

by admin | Wednesday, Jun 17, 2015

Muqdisho : HN :– Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud in uusanastaanta-qaranka iska dhaga-marin rabitaanka siyaasiyiinta iyo bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan oo doonaya sidda ay qoraal ay soo saareen ku sheegeen in Gobolka Hiiraan iskii isku taagno isaga oo madaxbanaan oo aan la raacin gobol kale.

Aqriso qoraalka ka ay ku saxiixan yihiin ilaa sideed xildhibaan :

Qoraal_Xildhibaanno

Hiiraan Net.

Hiiraan Net

Webmaster@hiiraannet.com

Hiiraannet@hotmail.com

Hiiraannet@gmail.com

Like it? Share it!